Jilaaga ugu Mushaharka badan dunida & qoyskiisa oo laga helay COVID-19

Jilaaga caanka ah ee Dwayne Johnson ayaa sheegay in isaga iyo qoyskiisa uu ku dhacay xanuunka Covid-19 ka dib hadal kooban uu baraha bulshada ku faafiyey. Johnson oo ah jilaaga ugu mushagarka badan adduunka ayaa sheegay in isaga, xaaskiisa iyo labadooda gabdhood uu ku dhacay xanuunka, inkastoo ay ka feejignaayeen. Wuxuu sheegay in natiijada baaritaankooda … Continue reading Jilaaga ugu Mushaharka badan dunida & qoyskiisa oo laga helay COVID-19